Why Every Somali Business Needs a Website Before 2026 | Dahab Vision Analysis

Introduction Dunida ganacsiga maanta waxay ku socotaa digital si ka dhakhso badan sidii hore. Soomaaliya gudaheeda, meherado yaryar iyo kuwa dhexe ayaa bilaabay inay fahmaan hal xaqiiqo oo muhiim ah: Ganacsi website la’aan ah waa ganacsi fursado badan lumiyay. Marka…

